Kooxo hubeysan oo dil ka geystay degmada Afgooye iyo faahfaahino ka soo baxaya

Nin dhalinyaro ah oo ka tirsanaa shacabka degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa maanta lagu dilay gudaha degmadaas. Sida wararku sheegayaan Wiilka la dilay oo magaciisa lagu sheegay Cabdisalaan Maxamed Macalin ayaa lagu toogtay bartamaha degmada Afgooye ka dib markii ay rasaas ku fureen dabley ku hubeysan bastoolado. Goob joogayaal ayaa sheegaya in wiilka la … Continue reading Kooxo hubeysan oo dil ka geystay degmada Afgooye iyo faahfaahino ka soo baxaya